Sare u kac laga dareemayo xoolaha suuqyada magaalada Muqdisho.

0
278

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Suuqyada Xoolaha ee magaalada Muqdisho ayaa laga dareemaya mashquul iyo sare u kac ku yimid qiimaha la iibiyo xoolaha.

Sare ukac qiimaha Xoolaha Suuqyada magaalada muqdisho ayaa waxaa sababay isku diyaarinta maalmaha ciidul adaxo ee bis ha Carafa.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.