Sare ukac kuyimid qiimaha dahabka Suuqyada Baydhabo

0
94

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa Sara u kac xogaan laga dareemayaa qiimaha la iibiyo dahabka suuqayada maagalada baydhabo taasi oo  sababta yaraanshiyaha dahabkii la keeni jiray maagaladaasi

Dahabka ayaa maraya qiimo dhan halka garaan 115 dolar halka markii hore la iibin jiray 70 ilaa 50 dolar halka garaan oo dahabka ah.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here