Sare ukac kuyimid qiimaha kaluunka ee magaalada Muqdisho

0
243

Baladweyne(Radio Beerlula)-Waxa sare ukac laga dareemayaa qiimaha la iibiyo kalluunka Noocyadiisa kala duwan ee Suuqyada magaalada Muqdisho.

Sare u kacaan ku yimid qiimaha la iibiyo kalluunka ayaa waxaa sababay maadaamaa lagu gudo jiro bisha barakeysan ee Ramadaan bulshada ay aad u iibsanayaan islamarkaana bada laga waayay kalluunkii laga keeni jiray.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

Audio Player