Baladweyne ( Radio Beerlula )-Sare ukac xoogan ayaa kuyimid qiimaha la iibiyo xoolaha ee Magalada Baladweyne
kadib markii saameyn xoogan wadooyinka kala kulmeen Roobka deeyrta
Qiimaha Hada lakala Iibsanayo xoolaha Ayaa Kasareeyo Qimihii Hore Ee Lakala Iibsan Jiray Xoolaha Markii Hore.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.


