Sare ukac laga dareemayo qiimaha faranjeerad ee suuqyada Baladweyne

0
106

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Waxaa sare ukac laga dareemayaa qiimaha la kala siisanayo Fininjeerada noocyadooda kala duwan ee suuqyada magaalada Baladweyne.

Noocyada Fininjeerada sare ukaca ku yimid waxaa kamid ah LG , Super general iyo Fininjeerada Nakuura taasi oo sabab u ah maadaama lagu gudo jiro Xilliyada Kuleelaha iyo bisha barakeysan ee Ramadaan islamarkaana bulshada aad u iibsanayaan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.