Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xili uu sare ukac xoggan ku yimid qiimaha Xoolaha nool ee Degmada Dhoobley ayaa dhanka kale waxaa jira Suuq xumo soo wajahday Dadka ka ganacsada Hilibka Xoolaha ee ku nool Dhoobley.
Ganacsatada ayaa Sheegay in mudooyinkii uu danbeyayba ay heystay Suuq xumadan sido kalana ay saameyn ku yeelatay qiimaha kor u kacay ee Xoolaha islamarkaana aana Hilibka looga iibsanin sidii hore.
Warbixintaan waxa soojedinaya Cumar Yuusuf Aadan.