Saxafiyiin tababar loogu soo gaba gabeeyay magaalada Muqdisho.

0
154

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo gebogabeeyey tababarkan oo loo qabtay wariyeyaasha ku nool Muqdisho waxana iska kashaday Sodma Academy iyo Aljazeera Media.

Tababarkaan oo socoday mudo shan malin ah ayaa waxaa ka soo qeyb galay madax ka socotay Dowlada Soomaaliya , Wariyaasha loo qabtay tababarka iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.