Shacabka Baladweyne oo laga dalbaday inay ka shaqeeyaan nadaafadda

0
407
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Duqa cusub ee degmada Baladweyne Safiya Xassan Sheekh Cali Jimcaale ayaa sheegtay in maanta wixi ka dambeeyay ay bilaaban doono isla xisaabtan si loogu adeego bulshada.

Safiya Xassan Sheekh Cali Jimcaale ayaa ka dalbatay shacabka magaalada Baladweyne inay ka shaqeeyaan nadaafadda islamarkana qashinka lagu shubin webiga shabeelle.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here