Baladwayne ( Radio Beerlula )-Bulshada ku nool Degmada Mahadaay ee maamulka Hirshabeelle ayaa codsaday in dib u dayac lagu sameeyo biyo mareenka Boodaaye oo sanad kasto fatahaad ku sameeyo xaafadaha degmadaaasi.
Biyo mareenka Boodaaye oo mara Bartahama degmada Mahadaay ayaa xiligaan waxaa soo gaaray burbur xoogan oo sawabay inuu dhulka la simo.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.