Baladweyne ( Radio Beerlula )-Odoyaasha iyo waxgaradka dagmada Xarrdheere oo kulan kuyeeshay degmada ayaa kahdlay haaladaha nolol xumi oo kajirta degmada.
Baahiyaha ugu daran ee haaysta shacbka degmada Xarardheere ayaa waxa aa kamid ah biyo la,aan iyo caafimaaddaro.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.


