Shan wado oo laga dhagax dhigay magalada Galkacyo

0
73

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Duqa Degmada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug Maxamed cabdirisaaq Dacad ayaa dhagax dhigay mashruuc Hormarineed oo ka kooban shan wado oo ku yaalo suuqa xeero dayax ee magalada Galkacyo.

Munaasabadda dhagax dhiga wadooyinka ayaa waxaa goob joog ahaa masuuliyiin ka tirsan maamulka Magalada Galkacyo,xildhibaanno ka tirsan Golaha deegaanka Degmada Galkacyo iyo Ganacsato.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here