Shaqa la’aan soo wajahday dhallinyarada xoogsatada ee Baladweyne.

0
85

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dhalinyaradaan oo kunool Magaalada Baldweyne ee Xaruunta gobalka Hiiran islamarkaan kushaqeeysto xirfda Dhismaha Guryaha ayaa wax soo foodsaartay shaqo la aan baahsan iyadoo oo weli aysan kusoo noqan shacabka magaalada.

Dhalinyaradaan ayaa saameen xoogan kala kulmay fatahaadda maadaama ay ka saameeysay shaqooyinkii ay qaban jireen.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.