Shaqaalaha hay’adda SODMA oo si is xilqaam ah usoo iibiyay gaari danyarta loogu qaado gargaarka

0
114

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Shaqaalaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee ( SoDMA), ayaa si isxilqaan ah ku soo iibiyay gaari nuuca xamuulka qaada kaasi oo lagu wareejiyay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle.

Gargaarigaan ayaa loogu talay galay in gargaarka loogu qaado dadka danta yar.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here