Shaqo la’aan soo food saartay dhalinyarada ku nool kaamanka barakacayasha Baladweyne.

0
73

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Dhalinyaradaan oo ku nool Kaamaamka barakacasyaha ee Magaalada Baladweyne ayaa markii hore kashaqyn jiray dhsimaha guryaha dhagaxa ah waxaana hada soo wajahday shaqo la,aan bahasan kadib markii ay yaraadeen dhismaha guryaha.

Waxa ay hada noqdeen kuwo iska guri joogo ah oo kunool maadamada magaalada badi ay yaraadeen guryihii la dhisi jiray.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here