Baladweyne (Radio Beerlula)-Dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku nool kaamamka barkacayaasha ee magalada Dhoobleey ayaa waxaa heysto shaqo laa.aan dhalinyardaan ahaay kuwa ka shaqeeyo shaqada muruq maalka ah
dhalinyaradan ayaa ah kuwo inta badan la dalaadhaca Maareeynta noloshooda iyo mida Qoysaskooda.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.