Shaqo la’aan soo wajahday Dhalinyarada Baladweyne.

0
77

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Fatahaada wabiga shabeele ayaa saameyn xoogan u geeystay dhallinyarada Baladweyne kadib markii ay soo wajahday shaqo la aan baahsan.

Dhallinyaradan ayaa ganacsiyo kala duwan ku lahaa magaalada iyagoo kunmaareyn jiray nolashooda.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.