Shaqo la’aan soo wajahday dhalinyarada ku shaqeysan jirtay Farshaxanka ee Baladweyne.

0
123

Baladweyne(Radio Beerlula )-Dhallinyarada ku shaqaysato farsmada gacanta sida farshaxanka ayaa xilligaan waxaa soo foodsaartay shaqo yari baahsan oo la xiriira Qurxinta iyo nashqadeeynta Dhismayaasha.

Shaqo yarida soo foodsaartay Dhallinyaradaan ayaa waxaa sababay qalabka mashiinada wax lagu daabaco oo kusoo batay Baladweyne taasi oo meesha ka saartay shaqooyiinkii ay gacanta ka qaban jireen sida Qurxinta , Nashqdaeeynta iyo waliba sawirada loogu talagalay goobaha ganacsiga.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here