Shaqo yari soo wajahday ganacstada iibisa dharka iyo maacuunta ee Baladweyne.

0
69

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ganacstadaan oo kunool magaalada Baladweyne islamarkaana iibiyo dharka iyo maacuuntada ayaa soo wajahaday shaqo la.aan kadib markii ay yaraadeen dadkii wax ka iibsan jiray.

Shaqo yaridaan ayaa saameen ku yeeladay sidii ay umaareen lahaayeen noloshooda iyo bixinta kirada goobaha ay ku jiraan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.