Cayaaraha Sharciyada Kooxaha Sera B ee Baladweyne oo lasoo saaray. By admin - June 20, 2024 0 245 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ururka kubadda cagta degmada Baladweyne ayaa soo saaray sharciyada ay ku ciyaari doonaan Kooxaha kubadda cagta Sera B ee Baladweyne kaasi oo dhawaan furmi doona. Halkaan ka akhriso sharciga laso saaray Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X