Sharuucda tartanka beri ka furmaya Baladweyne

0
294

Baladweyne(Radio Beerlula)- Sharciyada Tartamada la qaban doono malmaha soo socda ee ka dhicidoono magaalada Beledweyne.
1= Koox walba waxaa laga rabaa agabka oo dhameestiran
__Sida fanaanad buumada sigsaanta & kabaha.
2= Naadiga waa in ugu yaraan ka koobnadaa 6qof ugu badnana 10 qof.
3= Naadi walba waa in la diiwaan galiyaa kahor inta aaysan ciyaarin kulankooda furitaanka ayidoo la ilaalinaayo sharciga kubada .
4=Naadiga safka uu soo xushaa ayaa matali doono oo kaliya inta tartanka socdo.
5=koobka waxaa lagu saleyn donaa da’da!
____qofkii ka qeyb noqdaa tartan oo maraa diiwan galin maka qeyb noqon doono tartan kalle .
6=ciyariyahankii ciyaraa tartan mid kalana qaswade ka noqdaa waxuu mari donaa ciqaab sharciyeed.
7=Naadigii naadigii soo daahaa ee cudur daar sheegan wayaa kahor salaada duhur ama ka soo daahaa waqtigii aay billaaban laheyd ciyarta waa la ganaaxayaa.
8=Naadi walba waa in uu soo shegaa ciyaarya kahor nooca dharka uu wato .
#sharciga Garsoorka
1=Garsoorka qabanaayo ciyaarta waxaa la shaacin donaa oo kaliya marka la gaarro waqtigeeda.
2=garsoorka waa in uu imadaa waqtiga lagu balamay oo ah……..
3=garsoorka waa in uu wataa dhar/darees ka duwan kan kooxaha.
4=garsoorka cidii uu u arko ineey tahay qas wadde ama carqalad sameeya waxuu awood u leeyahay inuu dibada ugu saarro garoonka .
5=naadigii ama shaqsigii diidaa in uu u hogaansami waayo sharciga & garsoorka waxaa gabi ahaanba laga saari doonaa tartanka.
6=naadigii ama shaqsigii gacan u qadaa garsoorka gabbi ahaanba tartankas waa ka baxayaa ganaaxna wala saarayaa.
7=hadii aay jirto tabasho garsoor ama siiri wadde waxad usoo gudbineysaa gudiga kasocdo naadiyada.
#Xadidka Sharciga ee Ciyaartoyda

1=Ciyaariyahanka waa inuu u hogaansama si shaqsi ah garsoorka.
2=ciyariyahanka wa inuu heystaa dareeskiisa.
3=waxaa kaliya siiri wadaha la hadli karo hogaamiyaha/kabtanka.
4=ciyariyahanka looma ogola inuu lasoo galaa garoonka ____saacad ‘fargallis ‘ jijin kabo taako leh iwm.
5= ciyariyahankii la dagaalama tarabuunka ama lagu arkaa asigoo anshax xumo sameynaayo waxuu maraa ciqaab sharcigaa.
#Sharciga Gudaha ee garoonka
1=waxaa lagu galayaa garoonka 4afar & goolhaye.
2=qofkii kubada dibada ugu saaraa garoonka waxaa laga dhigayaa rigoore/goolkulaad.
3=garoonka waxaa la xisaabin doona qaladaadka naadiga waxana la dhigi doona goolkulaad/rigoore.
4=waxaa lagu ciyaari doonaa diilmaha garoonka.
5=garoonka waxaa lagu labisan doona qolka dhar badalashada ee ciyaartoyda.
6=ciyaartoyda waxaay fadhiisan doonan meesha loogu tala galay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here