Shingaani Iyo Dharkenley oo bar-baro galay

0
289

Baladweyne(Radio Beerlula)- Degmooyinka kala ah Shangaani iyo Dharkenley ayaa ciyaar dhaxmartay ku soo dhamaatay barbaro  0-0.

kulankaan,wuxuu ka tirsanaa Group B,wuxuuna ahaa mid aad u adag,balse labada degmo waxa ay isla dhaafi waayeen bareejo 0-0 ah.

kulankaan,wuxuu ku bilaawday si xoogan,labada degmo waxa ay soo bandhigeen kubad aad u qurux badan,balse ma noqon in ay goolal iska dhaliyaan.

Labada qeyb ee ciyaarta waxa ay noqotay mid labada degmo ay soo bangigeen kubada ku dhisneed weerar iyo weerarr celis oo aan gool la iska dhalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here