Shini laga soo raray deegaano hoosyimaada maxaas oo lasoo gaarsiiyay duleedka Baladweyne si looga helo malab.

0
196

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dhallinyaradan oo ku midoobay shirkada Tayo ayaa shini loogu talagalay in laga maalo malab kasoo raray deegaanka Guniribad oo hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan iyagoo dejiyay beeraha ku yaala hareeraha wabiga shabelle ee duleedka Baladweyne si halkaasi uga helaan biyo iyo caleenta leh ubaxa maadama degaanka laga soo raray ay ka jirtay abaar saameeysay dhirtii shinida ka sameyn leheed malabka.

warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi