Shir dib u heshisiin oo laba beelood looga daah furay magaalada dhuusamareeb.

0
48

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magaalada dhuuso mareeb ee caasimada Galmudug ka furay shirka nabadeynta beelaha ka soo kala jeeda degmooyinka Xeraale iyo Cabudwaaq.

Shirka ayaa waxaa loo qabtay qaar kamid ah beelaha walaalaha ah ee ay dirirada dhex martay .

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.