Shir dib u heshisiin oo lagu qabtay deegaanka Dhaxan.

0
55

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Deegaanka Dhaxan oo kamid ah deeganada hoose yimaado magaalada Qardho ee gobalka karkaar ayaa ka furay shir dib u heshiisiineed oo lagu xalinayo shaqaaqo dhex-martay laba beelood oo walaalo ah islamarkaana uu qabtay maamul gobalka karkaar.

Furitaanka Shirka waxaa ka qeybgalay Xidlhibaano ka tirsan baarlaamaanka Puntland ,Maamulka gobolka Karkaar iyo kan degmada Qardho iyo odyaasha deegaanka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here