Shir ku saabsan barashada nabadeynta bulshooyinka oo lagu qabtay magaalada Garoowe.

0
83

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Garoowe Xarunta Maamulka Puntland ayaa lagu qabtay shir bulshada lagu fahansiinayo ahmiyadda ay leedahay islamarkana hal ku dhigiisa uu yahay barashada Nabadeynta Bulshooyinka.

Sharka ayaa waxaa ka soo qeyb galay madax masuulintii ka socoto XFS, ururada bulshada riyadka, iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaaa so jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen