Shir ku saabsan Ceymiska Xoolah oo lagu qabtay Degmada Hobyo

0
46

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dowlad goboleedka Galmudug ayaa Degmada Hobyo ka daah-furtay Shirka Ololaha Ceymiska Xoolaha kaasi oo door ka qaadanaya hormarinta xoolaha iyo ka hortagga cudurada ku dhaca.

Shirka waxaa ka qeybgalay xubno kamid ah masuuliyiinta Dowlad goboleedka Galmudug,xoola dhaqato iyo waxgarad kale.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.