Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Xiriirka Golayasha iyo Arrimaha Dastuurka Maamulka Soomaliland ayaa Magaalada Hargeysa ka daah furay shirka diyaarinta qorshaha wax-qabad ee sannadaka 2024 iyo sido kale dibu eegista qorshihi sanadkii 2023.
Shirka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Agaasimaha Guud Wasaaradda xiriirka Golayasha iyo Arrimaha Dastuurka Agaasimo Waaxeedyada iyo isku duwayaasha wasaaradda Dastuurka.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.