Shir ku saabsan hanaanka dowlad dhiska dalka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
96

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa laga daahfuray shirkan oo socon doona mudo 3 cisho ah isla markaana looga hadlayo Doorka Dowlad dhiska ee Soomaaliya kaasi oo ay soo qaban qabisay Daladda Bulshada Rayidka ee SONSA

Gudoomiyaha dalada Bulshada Rayidka ee SONSA Cismaan Muxudiin Macalin ayaa ka waramaya muhiimada shirkan.

Warbixinta waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim