Shir ku saabsan hanaanka wada shaqeynta tiirarka qorshaha Isbedalka Qaranka oo lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho.

0
120

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo gabagabeeyay Shirka Horudhaca ee Hannaanka Wada Shaqeynta Tiirarka ee Qorshaha Isbeddelka Qaran oo ay soo qabanqaabisay Waaxda Isku-duwidda Deeqaha ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS

Shirka ayaa socday muddo afar maalinta iyadoo laga wada hadlay arimi aay kamid yihiin u Adkeysiga isbadalka cimilada,horumarka qorshayaasha la hiigsanayo iyo xalinta caqabadaha hortaagan dowlad dhiska

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here