Shir ku saabsan ilaalinta bulshada oo laga daah furay Baydhabo.

0
129

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradda Shaqada Koonfur-galbeed ayaa magaalada Baydhabo ka daah-furtay shir ku saabsan ilaalinta bulshada.

Shirka ayaa diirada lagu saari doonaa qorshaha istaraatiijiyada bulshada gaar ahaane kajaawibada arimaha degdega ah.

waxa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here