Shir ku saabsan isku-xirka ganacsatada iyo xoolo dhaqatada oo lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

0
102

Baladwayne (  Radio Beerlula )-Shirkaan oo ku saabsan isku-xirka daryeelayaasha Caafimaadka Xoolaha ganacsatadda soosaarta calafka xoolaha iyo Bengiyada ganacsiga ee kashaqeeya hormarinta xoolaha ayaa laga daahfuray Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya.

Daahfurka Shirkaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay mas’uuliyiin kasocotay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha maamulka KGS , ganacsato , iyo qaar kamid xoolo dhaqatada ku nool Magaalada Baydhabo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.