Shir ku saabsan ka hortagga maandooriyaha oo lagu qabtay Muqdisho

0
205

Baladwayne (Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Xarunta Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Shir ku saabsan ka hortaga Qataraha Maandooriyaha taasi oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda Ka Hortaga Maandooriyaha iyo dhaqan celinta Qaranka.

Shirkaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay madax kasocotay maamulka Gobalka Banaadir, mas’uuliyiin kasocotay Hay’adda ka hortaga Maandooriyaha iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.