Shir Ku saabsan kobaca dhaqaalaha oo kafurmay Hargeysa

0
134

Baladweyne (Radio Beerlula)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta Soomaliland ayaa magaalada Hargeysa ka daahfuray shirkan oo looga hadalayay kobaca dhaqaalaha Soomaliland.

Shirka ayaa waxaa goobjoog ahaa masuuliyiin kasocotay wasaaradaha Soomaliland madax kasocotay Bangiyada Soomaliland iyo quburo dhinaca dhaqaalaha ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.