Shir ku saabsan maamul wanaaga iyo isla xisaabtanka oo lagu qabtay kismaayo

0
104

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arrimaha Gudaha mamulka Jubbaland ayaa Magaalagada Kismaayo ku qabatay kulan Looga Hadlayay wada shaqeynta Wasaradaha Mamulka Jublan

Kulankan Ayaa waxa Kaqeyb Galay Agaasimaha Guud Ee Wasarada Arimaha Gudaha Jubalaan Wasirro iyo Qaar kamid ah Shaqalaha Wasaradaha Jubalaan.

Warkan waxaa inoo haya Sahra Ibraahin Dhicisoow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here