Shir ku saabsan maamulka daadajinta oo laga furay Jowhar

0
123

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo kaashaneysa Madaxtooyada Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ka daah-furtay shir ku saabsan maamul-daadejinta dowladaha hoose.

Waxaana ka qeyb galay howlwadeenada wasaradda masuuliynta maamulka Hirshabelle Daneeyayaasha arimaha siyaasada iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here