Baladwayne ( Radio Beerlula )-Madaxweyne kuxigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan ayaa magaalada Garowe ka daah-furey Shir weynaha 1-AAD Taya dhowrka Puntland.
Waxaa kasoo qeyb galay furitaanka shirka mas’uuliyiin katirsan waaxda tayo dhowrka, Wasiiro katirsan maamulka Puntland iyo marti Sharaf kale.
Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.