Shir laga arinsanayo xoojinta wada shaqaynta maamulka iyo bulshada oo lagu qabtay Badhan.

0
31

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda arimaha Gudaha Puntland iyo dallada PUNSAA ayaa magaalada Badhan ku qabatay shir laga arinsanayo xoojinta wadashaqaynta Maamulka iyo Bulshada.

Waxaa ka qeybtgalay shirka masuuliyiin ka socday Wasaaradda arimaha Gudaha Puntland,maamulka degmada Badhan iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here