Shir lagu soo bandhigayo kheyraadka gobolka Hiiraan oo lagu wado in lagu qabto Baladweyne

0
283
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Maxamed  Caraale oo shirar iyo kulamo uga soo qeyb galay magaalooyinka Jowhar iyo Muqdisho islamarkana dib ugu soo noqday magaalada Baladweyne  ayaa sheegay in dhawaan magaalada Baladweyne lagu qaban doono shir muhiim ah oo lagu soo bandhigayo kheyraadka gobolka si maal gashi loogu helo dalagyada ka soo go’a beeraha gobolka Hiiraan.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here