Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka wasaarada beeraha iyo waraabka XFS Axmed Madoobe Nuunoow ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir looga arrinsanayo sugnaanta cunnada oo u dhaxeeya DF iyo dowlad goboleedyada si looga gudbo caqabadaha heysta wax soo saarka dalka, iyo in si wada jir ah leyska kaashado wax soo saarka dalka waxaana shirka ka qeyb galay masuuliyiin kasocday hey,ada cunada aduunka.
Shirkan oo socon doono laba maalmood ayaa looga hadlaya hanaanka wax soo saarka beeraha xoolaha iyo kaluumeysiga.
Warbixintan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed