Shir looga hadalayay abaaraha oo ka furmay baaydhabo

0
119

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Gudoomiyey Shir looga hadlayey Arimaha Abaaraha iyo sidii Gargaar loo gaarsiin lahaa Dadka Saamaysay Abaaraha ka dhacay Dalka.

Shirka waxaa ka qeybgalay Gudiga Gurmadka Abaaraha iyo Hay’addaha ka shaqeeya Arimaha Bini’adanimaddda.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan