Shir looga hadlaayay arimaha gargaarka oo lagu qabtay baydhabo

0
96

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Koonfur Galbeed ayaa Gudoomiyey Shirka isku xirka Hay’addaha Gargaarka iyo Wasaarada Gargaarka kaasi oo ka dhacay Xarunta Wasaarada Gargaarka ee Magaalada Baydhabo.

Shirka ayaa aad loogu lafaguray arimaha gargaarka iyo xaaladaha ay wajahayaan dadka barakacayaasha ah ee deeganada Koofurgalbeed.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here