Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Caafimaadka XFS ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray Xeer-nidaamiyaha Xaquuqda Bukaanka iyo Shaqaalaha Caafimaadka.
Waxaa ka qeybgalay daahfurkan wasiiro, xildhibaanno,bahda caafimaadka iyo marti sharaf kale.
waxa soo jeedinaya Cabduqadir Cumar Ibrahim


