Shir looga hadlay baahiya Caafimaad ee kajira Jubbaland oo lagu qabtay Kismaayo

0
96

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowlad Goboleedka Jubaland, ayaa magaalada Kismaayo kusoo xirtay Shirka Sanadlaha ah ee Dib-u-eegista Mashruuca FARID, kaas oo ka socday deegaano hoos yimaada maamulka Jubaland.

Shirkan ayaa waxaa ka qayb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Jubaland Maxamed Xuseen Maxamed Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda, Iskuduweyaasha Caafimaadka ee Gobollada iyo Degmooyinka, iyo sidoo kale saraakiil ka socotay hay’adaha bahwadaagta la ah Wasaaradda Caafimaadka Jubaland.

Warkan waxaa ioo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here