Shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Qardho

0
126

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Qardho ee gobolka Karkaar ayaa lagu qabtay shir looga hadlayay amaanka.

Waxaa shirk aka qeeybgalay maamulada degmooyinka saraakiil iyo maamulka gobolka Karkaar.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan