Shir looga hadlayay arimaha barakacyaasha oo lagu qabtay Baydhabo

0
101

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baaydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa lagu qabtay shir looga arinsanayay sidii wax loogu qaban lahaa dadka barakacyaasha

Shirka ayaa waxaa goobjoog ahaa wasiirka wasaarada gargaarka maareeynta iyo masiibooyinka KGS Cabdinaasir Cabdi Caruush maamulka degmada baaydhabo iyo hay,adaha samafalka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.