Shir looga hadlayay arimaha bini’aadanimada jubaland oo lagu qabtay Kismaayo

0
126

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay shir looga hadlayay arimaha bini,aadanimada jubaland

Shirka waxaa ka qeyb galay hey,adaha ka shaqeya arimaha samafalka ee ka howl gala magalada kismaayo ee caasimada kumeel gaarka ah ee jubbaland

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabbdi Axmed.