Shir looga hadlayay arimaha cadaaladda oo Kismaayo lagu soo gaba gabeyay

0
73

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha maxkamadda sare ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya Baashi yuusuf Axmed ayaa maanta magaalada Kismaayo kusoo xeray shirka madasha wax ku oolka ah ee Bahda Cadaaladda Soomaaliya.

Shirka oo muda afar maalin ah ka socday magaalada kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa goob joog ahaa masuuliyiin ka tisan wasaaradda cadaaladda Soomaaliya iyo xubno ka tirsan maamul gobaleedyada dalka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.