Shir looga hadlayay arimaha gargaarka oo lagu qabtay magaalada Baydhabo.

0
210

Baladweyne (Radio Beerlula)- Gudiga isku xerka arimaha gargaarka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa magalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay ku qabtay kulan looga hadlayay arimaha gargaarka.

Kullanka ayaa waxaa ka qeyb-galay wasiirada wasaaraddaha cafimaadka,arimaha guddaha,Qorshaynta,gargaarka,Beeraha iyo waraabka iyo xubno ka socday xafiiska Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here