Shir looga hadlayay arimaha xalinta khilaafadka dhulalka oo lagu qabtay magalada Baydhabo.

0
61

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradda Howlaha guud iyo guryeenta maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Daahir Cabdi Cabdullaahi ayaa magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay ka daah-furay shir looga hadlayay arimaha xalinta dhulalka degmada Baydhabo.

Shirkaan ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin maamulka Koonfur Galbeed,Xubno ka socday maamulka Degmada Baydhabo iyo qaar kamid ah culumada magaaladaasi.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here