Shir looga hadlayay arrimaha juquraafiga dhulka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
88

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka ayaa laga daahfuray shir looga hadlayay arimaha juquraafiga dhulka ama cabirka.

Shirkan ayaa waxaa kasoo qeeybgalay wasiirka wasaarada qorsheynta XFS xubno kasocday wasaaradaha dowlada hay,adaha kashaqeeyo arimaha juquraafiga ama maabka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan